انتقل إلى المحتوى

ملف:Mujaahid col cumar xaanshi 2014-03-26 03-04.jpeg

محتويات الصفحة غير مدعومة بلغات أخرى.
من ويكيبيديا، الموسوعة الحرة

Mujaahid_col_cumar_xaanshi_2014-03-26_03-04.jpeg(300 × 291 بكسل حجم الملف: 9 كيلوبايت، نوع MIME: image/jpeg)

Taariikh Nololeedkii mujaahid Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan oo ahaa Wasiirkii Amniga Qaranka Soomaaliyeed

1942, ayuu ku dhashay Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan1947, waxuu wax Barashada Diinta Islaamka ku qaatay isla degmadaasi B/weyne1949, wuxuu tacliintii Dugsiga Hoose ee Talyaaniga ku soo qaatay Degmada B/weyne1960-68-kii, wuxu ku biiray ciidanka Booliska Soomaaliyeed, wuxuuna ka soo kala shaqeeyey, Degmooyinka:Waajid iyo Xudur,

xilligaasoo uu ka mid ahaa ciidamada Daraawiishta, wuxuuna ka qeyb galay dagaalkii 1964-tii dhex maray Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo helay Derejeda Sarkaal Xigeen, isla markaana wuxuu sii watay tacliintiisii illaa Dugsiga Sare.1969-kii,

wuxuu ku wareegay ciidankii Xogga Dalka Soomaaliyeed, wuxuuna tababaro maamulka lacagta ah ku soo qaatay dalka Talyaaniga.1970-75-kii,

wuxuu ka baxay maamulka lacagta qeybta 26-naad oo uu ku gaaray Derejada Xiddigle.1976-80-kii, 

wuxu ahaa madaxa maamulka lacagta Qeybta 26-naad oo uu ku gaaray Derejada DHAMME.1980-81-kii,

wuxuu ka soo sahqeeyey Hay’adda nabadgalyada GAashaandhiga (HANGASH).1981-84-kii, 

wuxuu ahaa Guddoomiyaha degmada Qandala ee Gobolka Bari.1984-86-kii,

wuxuu noqday Guddoomiyaha Degmada B/weyne ee Gobolka Hiiraan.1986-88-kii, 

waxaa loo magacaabay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe, wuxuuna qaatay Derejeda Gaashaanle sare. 1988-89-kii,

wuxuu noqday guddoomiyaha gobolka Jubbadda dhexe.1989-91-kii, wuxu ahaa Guddoomiyaha gobolka Bari ee Bosaaso.1991-kii, markii ay burburtay dowladdii jirtay wuxu isku howlay nabadeynta beelaha Soomaaliyeed,

wuxuuna ahaa guddoomiyihii shirweynihii beelaha Hawiye ee ka dhacay Hotelka Guuleed, isla sanadkaa

wuxuu noqday shir guddoonkii.Shirweynihii Dib-u-heshiisiinta ummadda Soomaaliyeed ee lagu qabtay Dalka Jabuuti, kaasoo lagu soo dhisay dowlad Qaran oo uu madaxweyne ka ahaa mudane Cali Mahdi Maxamed.1991-

2009, wuxuu xildhibaano ka soo kala noqday dowladdii TNG oo uu ka soo ahaa Wasiirka lacagta, TFG iyo tan Midnimada Qaran oo uu ahaa wasiirkii Amniga Qaranka ee dhexa u xirtay sidii uu dalka ugu soo celin lahaa xasilooni iyo kala dambeyn.

Marxuumku wuxuu ifka kaga tagay xaas iyo 42 caruur ah oo isugu j ira wax uu dhalay iyo waxay sii dhaleen, waxaana ILLAAH uga baryeynaa in u naxariistiisa janno ka waraabiyo, ummadda Soomaaliyeed iyo qoysaskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan alle ka siiyo. INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

ملخص

الوصف Mujaahid col cumar xaanshi
المصدر عمل شخصي
المؤلف User:Shakur GBR
رُفعت هذه الصُّورة بواسطة الجوال Web.

ترخيص

أنا، صاحب حقوق التأليف والنشر لهذا العمل، أنشر هذا العمل تحت الرخصة التالية:
w:ar:مشاع إبداعي
نسب العمل إلى مُؤَلِّفه الإلزام بترخيص المُشتقات بالمثل
يحقُّ لك:
  • مشاركة العمل – نسخ العمل وتوزيعه وبثُّه
  • إعادة إنتاج العمل – تعديل العمل
حسب الشروط التالية:
  • نسب العمل إلى مُؤَلِّفه – يلزم نسب العمل إلى مُؤَلِّفه بشكل مناسب وتوفير رابط للرخصة وتحديد ما إذا أجريت تغييرات. بالإمكان القيام بذلك بأية طريقة معقولة، ولكن ليس بأية طريقة تشير إلى أن المرخِّص يوافقك على الاستعمال.
  • الإلزام بترخيص المُشتقات بالمثل – إذا أعدت إنتاج المواد أو غيرت فيها، فيلزم أن تنشر مساهماتك المُشتقَّة عن الأصل تحت ترخيص الأصل نفسه أو تحت ترخيص مُتوافِقٍ معه.

الشروحات

أضف شرحاً من سطر واحد لما يُمثِّله هذا الملف

العناصر المصورة في هذا الملف

يُصوِّر

تاريخ الملف

اضغط على زمن/تاريخ لرؤية الملف كما بدا في هذا الزمن.

زمن/تاريخصورة مصغرةالأبعادمستخدمتعليق
حالي02:04، 26 مارس 2014تصغير للنسخة بتاريخ 02:04، 26 مارس 2014300 × 291 (9 كيلوبايت)Shakur GBRContributed image from Special:Uploads

الصفحة التالية تستخدم هذا الملف:

الاستخدام العالمي للملف

الويكيات الأخرى التالية تستخدم هذا الملف:

بيانات وصفية